Gudiga Doorashada Gobolada Waqooyi oo shaaciyay Kuraas Aqalka-hoose ka mid ah oo la dooranayo.

Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland(SEIT) ayaa 9 kursi oo Gollaha Shacabka usoo gudbiyay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF).

Halkan ka akhriso