Diblomaasiyiin Irish ah oo lagu amray in ay ka baxaan Itoobiya.

Dawladda Abiy,ayaa ku wargelisay safaaradda Ireland in ay Dalka kaga baxaan mudo Todobaad Gudihiis ah Afar ka mid ah Lixda Diblamaasi ee Irishka ah ee ka hawlgala safaaradda.