Maraykanka oo ka hadlay markale xaalada Itoobiya Ee sii xumaanaysa Posted By: Idil News Staff November 27, 2021 Xaalada amaan ee dalka Itoobiya ayaa sii xumaanaysa. Safaaradda Maraykanku waxay ku boorinaysaa Muwaadiniinta Mareykanka ah ee ku sugan Itoobiya in ay hadda ka baxaan,iyagoo isticmaalaya duulimaadyada Ganacsi. Share this:TwitterFacebook