Wararkii ugu danbeeyay Ee Bosaso

Goob caafimaad oo la baneeyey ma jiraan,balse waxaa la sheegayaa in Ciidamo ay u gudbeen dhinaca Madaxtooyada.

Sidoo kale Hotel Gacayte iyo Xaafada Ridwaan,ayaa ka mid ah Goobaha Dadku ay ka guureen.

la soco wararka ugu danbeeya..