Hot Topics

Sudan oo ganafka ku dhufatay Eedo Itoobiya usoo jeedisay

Dowlada Sudan,ayaa Gaashaanka ku dhufatey eedo ay dowlada Itoobiya ujeedisey oo ah in ay Xukuumada Khartoum ay taageerto TPLF.

Xukumada Khartoum way beenisey iney taageerto TPLF oo ay siiso gabaad iyo tababaro Milatari, waxayna sheegtay in ay dhowrto mabaadi’ida deris wanaaga Dowlada Itoobiya.

Sudan,ayaa usoo jeedisay Itoobiya in aysan faragalin Arrimaha gudaha ee Wadamada kale.