Islaan Bashiir iyo Suldaan Siciid oo soo dhexgalay dagaalka PSF iyo Aaran-jaan

Suldaan Siciid iyo Islaan Bashiir,ayaa la hadlay Deni,waxuuna ka balan qaaday Xabad joojin iyo wada xaajood.

Waxaa loo qabtay Saacado in uu ku dhawaaqo Xabad joojin,taasoo hada ay ku jiraan shaacinteeda.

Xalay,waxaa arinka galay Suldaan Siciid oo uu ka balan qaaday in uu Xabada joojinayo Deni,balse waa ka baxay balankaas oo Weerar buu qaaday.

Isku soo wada duuboo shaacinta hada ay ku jiraan Deni iyo Dowladiisa,ayaan sugaynaa.