Video:-Beesha Cumar Maxamuud oo ku heshiisay qaybsigii Kuraasta

Shirkii beesha Cumar Maxamud ee maanta Hotel Al jasiira 2, Magaalada Galkacyo.

Go’aanada wax qaybsiga Kuraasta ee kasoo baxay waxay udhigan yihiin sida tan….

1.Labadii Xarig ee horay u hayay kuraasta waxay ku tartamayaan, Hal kursi,kuwwaasoo kala ah..

B.Xariga Khalaf iiyo Cabdille iyo Ibraahim Cumar.

T.Xariga Cabdciise,Maxamed Cumar iyo reer Aadan.

2.Xariga Reer Xirsi & Reer Maxamed Faarax waxay ku tartamayaan kur siga labaad.

Halkan ka daawo muuqaalka