Video:- Yaa ka danbeeya Dilka Gudoomiye Baxwal Ee Bosaso?

Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Baxwal oo Qarax lagu dilay goor dhawayd.

Waa cadayn cad waraysigan in Aaran-shaydaan ka danbeeyaan dilalka iyo Qaraxyada,iyagoo adeegsanaya Argagixisada.

Gudoomiyuhu,waxuu Waraysigan ku amaanay PSF.

Baxwal wuxuu ahaa Gudoomiyaha Deegaanka Wardheer oo Boosaso u jira 75-km.

Halkan ka daawo muuqaalka