Ciidamadii amniga iyo Jadwalkii Doorashada oo Baraawe diyaar ku ah

Maamulka Koonfur Galbeed,ayaa Magaalada Baraawe geeeyey ciidamo sugaya Amaanka doorashada Magaaladaas lagu qabanayo.

Gudiga doorashada Koonfur Galbeed, ayaa horay ushaaciyey 13-kursi oo dhawaan doorashadooda ka dhacayso Baraawe.

Sidoo kale Guddiga hirgelinta doorashada KGS SEIT,ayaa goordhaweyd sii daayay jadwalka doorashada 13-ka kursi deegaan doorashadooduna tahay Magaalada Baraawe.

Tani,waxay xaqiijinaysaa in loo gudbay gacantii Labaad ee Doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka Fadaraalka.

Halkan ka akhriso:-