Hir-Shabelle oo shaacisay Kuraas lagu dooran doono Beledweyne

Guddiga doorashada Hirshabelle,ayaa shaaciyay qabashada doorashada 13 -kursi oo ka mid ah kuraasta taala Beledweyne, Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa ku jira kursiga HOP086 oo uu ku fadhiyo Faarax C/qaadir, kaasoo uu doonayo Fahad Yaasiin, si uu ugu helo Xasaanad iyo Guddoomiye Kuxigeenka 1aad.

Halkan ka akhriso:-