Video:-Wadada Garowe iyo Laascaanood oo dib loo dayactiray

Dhismaha wadadan waxay ka mid tahay waddooyinka ay maalgalisay Dawladda Puntland, masuuliyadeeduna iyo hubunteeduna ay leedahay Hay’adda wadooyinka Puntland.

Waddadan,waxaa dhismaheeda fulisay Shirkada Shire Constraction.Co, dhererkeeduna waa 48-KM,iyadoo ay ku baxday 329,906-dollar,waxayna shaqadu ay socotay mudo 4-bilood ah.

Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland,ayaa maanta xariga ka jaray,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka