Cali Fiqi oo qaatay Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed (SEIT),ayaa Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan Gudoonsiiyey Dr Cali Saciid Faqi Gudoomiyaha Baarlamaaka Koonfur Galbeed oo U-Tartamaya Kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-187.