Galmudug oo shaacisay Ergada soo xulaysa 3-Kursi

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Galmudug,ayaa shaaciyey Guddiga Odayaasha iyo Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya ergada 3-Kursi oo ka mid ah kuwii dhawaan la shaaciyey.

Halkan ka akhriso:-