Faallo kooban oo ku aadan Doorashadii 16-ka Kursi Ee Bosaso

Madaxweyne Deni 16-Kursi oo uu soo xushay,ayaa Maanta Bosaso loogu doortay Xildhibaano ka mid noqon doona Golaha Shacabka Fadaraalka.

Xildhibaanada la doortay,waxaa ka mid ah Xubin reer Hargaysa,balse saan xogta ku helay damaanadqaad buuxa loo helay.

Wasiir Jamaal,Wasiir Xayir iyo Wasiir Ciid Dhabaha ayay cagta saareen,iyagoo Goroda laalidanaya.

Ugu yaraan Doorashadan saakay Bosaso ka dhacday,waxaa loogu hakan karaa in lagu gumaaday Wasiiradii ahaa Guulwadayaasha Nabar iyo Naxdin.

Jibril Qoobey.