Video:-Ciidamada PSF oo bilaabay Biyo-dhaamin

Waa Ciidanka kaliya ee bilaabay Biyo dhaamin guud ahaan laamaha kala duwan ee Hay’adaha Dowlada.

Xukuumadii u xilsaarnayd in ay Dadka ugurmato xiligan adag,waxay ku bixinaysaa Lacagtii Umada soo saarista Xildhibaan la yeesho.

100-kun,ayaa halkii Qof lagu iibsanayaa,halka Abaarta aan lagu bixin Hal Dolar.

Halkan ka daawo muuqaalka