Wax badan ka Ogow hogaamiyaha Aaran-shaydaan Ee Maxamuud Shido?

1.Shabaab xataa lama oran karo is afgarad baa ka dhaxeeya ee Xubin buu ka yahay.

2.Daacish haduu ku biiray.

3.Deni,waxuu umuujiyaa Sxb-tinimo iyo daacadnimo.

4.Khayre,waxuu ula dhaqmaa sidii Nin u adeegaya.

5.Fahad,ayuu hada ugalay oo kasoo qaaday Lacag.

Muxuu qayb ka yahay?

1.Ganacsiga Puntland.

2.Mashaariicda socota

3.Shaqaalaha Puntland.

4.Dilalka iyo Qaraxyada dhaca.

5.Isku dirka Beelaha iyo jaa’ifaynta Dhaqanka.

6.Musuqa iyo maamul xumada jirta.

7.Soo dejinta Hubka iyo Tahriibinta Danbiilayaasha.

8.Jariifka Baddaha Puntland.

.9.Danaha Somaliland dhinaca Puntland.

Yuu ku adeegtaa?

1.Deni

2.Xasan Shire.

3.islaan Ciise iyo Suldaan Garaase.

4.Todobo-Wasiir oo Xukuumada ka tirsan.

5.Sideed-Agaasime oo Wasaaradaha ku kala jira.

Halkee kaga nool yahay PL?

1.Garowe oo uu ku tago Gurigiisa Baabuur kala duwan.

2.Qardho iyo Bosaso markuu usafrayo,waxuu gashtaa Jalbaab iyo Indho shareer.

3.Mudug dhankeeda maba eego iskadaa aadis uu Aadee.

La soco xogo kale….

Jibril Qoobey.