Gudoomiyihii hore Ee Gudiga Doorashada oo fawdo ka sameeyay Xarunta Shahaado bixinta

Isaga iyo Xoghayihii shaqada laga cayriyay,ayaa soo galay xarunta ay ka socoto bixinta Shahaadada Xildhibaanada,waxayna ka bilaabeen buuq iyo qaylo.

Marmarsiiyo waxay ka dhiganayaan Gudoomiyuhu hanala fariisto,taasoo Muuse diiday.

Balse ujeedka dhabta ah waa in ay waxuun fawda ah sameeyaan,waxayse ilowsan yihiin in ay ku dhici waayeen kuwa iyaga soo diray in ay hor istaagaan shaqada socota.

Jibril Qoobey.