Diiwaangelinta Musharaxiinta Gudoonka Aqalka-sare oo beri bilaabanaysa

Maalinta Barri ah 19 April 2022, Guddiga Doorashada Guddoonka Golaha Aqalka Sare BFS wuxuu bilaabayaa Diiwaangelinta murashaxiinta u tartamaya xilka Guddoonka Golaha Aqalka Sare.

Email:- Media@senate.gov.so
Twitter:- @AqalkaSare
Website:- www.senate.gov.so