Madaxweyne Deni oo u anba baxay Kenya

Aadistiisa Nayrobi kadib,waxuu kusoo wajahan yahay Garowe Madaxweyne Deni.

Xamar,waxuu ka anba baxayaa,isagoo soo hoyay guul weyn qabtayna shaqo adag oo muhiim ahayd.

In Villa Somaliya laga saaro F&F ma’ahayn shaqo fudud xaqiiqdii.

Hankii Deni ee raadinta Madaxweynaha Fadaraalku asalkiisuba,waxuu ku yimid oo qayb ka ahaa aragti Madaxweyne Axmed Madoobe keenay oo ahayd….

“Ridida Farmaajo kuma filna Hawiyaha Maanta jooga ee isa sharax si ugu yaraan Ninkaa tuuristiisa aan uhubsano”.

Deni weli waa awooda Labaad ee Siyaasiyan ugu miisaanka culus Somaliya,taasoo ah Madaxweynaha Dowlada Puntland.

Aragtidu waa Somaliya oo laga ilaaliyay Siyaasi wata Siyaasad dhaqankeedu fudud yahay oo xagjir ah.

Dowladnimo ha guulaysato.

Jibril Qoobey.