Video:-Kal-fadhiga Aqalka-sare oo looga doodayo dhismaha Gudiyada Golaha

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo ku-xigeennadiisa,ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 6-aad oo ku saabsanaa Dhismaha Guddiyada Golaha Aqalka Sare.

Kulanka oo ay soo xaadireen 48 Sanatar ayay Mudanayaasha qaar kood ka dhiibteen aragti iyo dood sharci oo ku saabsan hannaanka Doorashada Guddiyadda iyo guddoonkooda.

Halkan ka daawo muuqaalka