Wasiir Beyle diidmadiisa uyeerida Xeer-ilaaliyaha sharciyad maku fadhidaa?

Wasiirku,wuxuu tixraac ka dhigtay Xeer ay soo saartay Nidaam Milateri ah sameysay,mana ah mid ka badbaadin kara uyeeritaanka Xeer-ilaaliyaha.

Dowlad Milateri oo laashay Dastuurkii Dimuqraadiga ahaa ee xalaasha ahaa Xeer ku dhisnaa Xoog iyo Qori caaradii ma noqon karo Sharci laysku difaaco.

Dalku waxuu qaatay Nidaam Fadaraal oo leh Dastuur Kmg ah oo Xeerar Fadaraal ku dhisan.

Sida ay sheegayaan Xeeldheerayaasha Sharci Beyle meel uu uga badbaadi karo uyeeritaanka Xaafiiska Xeer-ilaaliyaha majirto.

Halkan ka akhriso warqada diidmada Wasiir.Beyle

Halkan ka akhriso Warqada uyeerida Xeer-ilaaliyaha