Guulihii laga gaaray Booqashadii Madaxweyne Deni Ee Adis-ababa?

Ra’isalwasaare Abiy,ayuu la kulmay Madaxweyne Deni intii uu joogay Adis-ababa.

Wasiirada Gaashaandhiga,Caafimaadka,Waxbarashada iyo Talyayaasha Ciidamada Dowlada Fadaraalka Itoobiya,ayuu kulamo la qaatay.

Waxa ugu weyn ee ay kawada hadleen waxay ahayd danaha gaarka ah Dowlada Puntland ee Xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka kala dhaxeeya Jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Itoobiya.

Arimaha laysku afgartay,waxaa ugu waa weynaa…

1.Iskaashiga amaanka.
2.Iskaashiga Ganacsiga
3.Iskaashiga Caafimaadka

4.Iskaashiga Waxbarashada

Puntland xiriirkeeda caalamka oo xataa ay ku jirto qurba joogta si weyn,ayuu uhooseeyay mudadii Deni hogaaminayay.

Sanad iyo barka haray arimaha ubaahan in kor loo qaado,ayuu ka mid yahay iskaashiga caalamiga ah.

Puntland waa nidaam qayb ka ah nidaamka Fadaraaliga ah ee Somaliya,balse xaq dastuuriya uleh in uu uqareento danihiisa heer Dowlad Goboleed.

Jibril Qoobey.