Wararkii ugu danbeeyay weerarka argagixisada Ee Yeed

Argagixisadu gudaha Deegaanka Somalida Itoobiya waxay ugaleen shalay ilaa xalay 380-km oo caasimada Gobolka Afdheer ee Hargeelle waxay ujirsadeen 40-km.

Ciidamo fara badan oo Liyuuga Booliska ah,ayaa kusoo baxay,kuwaasoo ka kala soo ruqaansaday fadhiyo kala duwan.

Khasaare fara badan,ayaa soo gaaray Dadka Deegaanka iyo Ciidanka Liyuu Booliska ee Yeed fadhiyay iyo kuwii girmadka ahaa.

Jabka ku dhacay Ciidamada Liyuu ma’ahan wax la oran karo qorshe xumo,ayuu ku dhacay ee baaris weyn,ayuu ubaahday.

Jibril Qoobey.