Sawiro:-Halkee marayaa dhismaha garoonka diyaaradaha Bosaso? Posted By: Idil News Staff July 27, 2022 Dhismaha qaybta gawaarida la dhigto (Parking) ee garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa maraya meel gaba-gabo ah. Dhismaha qaybtan ayaa kamid ah mashaariicda hormarineed ee ka socda gudaha Airport-ka. Share this:TwitterFacebook