Video:-Puntland iyo hay’adaha oo ka shiray gurmadka abaarta

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni,ayaa kulan la qaatay Guddiga Abaaraha Puntland, hay’addaha maxaliga ah iyo kuwa Caalamiga ah.

Kulanka,ayaa looga hadlay dardargelinta dedaalka loogu jiro taakulaynta dadku abaartu saamaysay iyo sidii loo gaarsiin lahaa gargaar deg-deg ah.

Halkan ka daawo muuqaalka