Boqoradii ugu Xukunka dheerayd Ee Ingiriiska oo Geeriyootay

Queen Elizabeth, oo ahayd Boqoradii ugu xukunka dheerayd Britain,ayaa geeriyootay iyada oo jirta da’da 96-sano.

Waxay ahayd 25 jir markii ay noqotay Boqorada Elizabeth II Feb.

Waxaa loo caleemo saaray Boqornimada Juun 2,1953-dii.

Waxay hogaaminaysay Boqortooyada ugu magaca iyo miisaanka weyn caalamka,waxayna ahayd hogaan sare.

Aduunka waxay kaga tagtay sumcad iyo magac weyn,waxaan urajaynaynaa in ay Aakhiro ku raaxaysato oo rabi udanbi dhaafo.