PSF oo kaga dheeraysay Dowlada qaybaheeda kale gurmadka Abaarta

Sagaalka Qodob ee Xukuumada Deni soo bandhigtay in ay ku guulaysatay mudadii ay xilka haysay 8-ka mid ah waa dhab.

Balse midka Abaaraha ma dhaqaaqin oo Xukuumadu uma maarayn sidii ku haboonayd gurmadka Abaaraha.

Abaarta dhacday iyo gurmadka Xukuumadu ay samaysay aadbay ukala fog yihiin.

Gurmadka Dowlada oo idil ee Abaaraha iyo kan gaarka ah Ciidanka PSF,waxaa saamayn badan kan PSF.

Halkan hoose ka akhriso Sagaalka Qodob ee Xukuumada Deni soo bandhigtay ee ku aadan waxqabadkeeda mudadii ay xilka haysay.