Safarkii Sacuudiga Ee Madaxweyne Xasan oo la baajiyay

Madaxweyne Xasan Safarkiisii Sacuudiga waa la baajiyay.

Sababta loo baajiyay socdaalka Madaxweynaha,waa in uu baaqday kulankii weynaa ee Wadamada Badda Cas.

Madaxweyne Xassan waxaa ugu dhex jirtay Shirka Wadamada Badda Cas mid ugaar ah oo Booqasho Sacuudiga ah.

Markii Shirkaas dib u dhacay,ayaa booqashadiisii la joojiyay.

Boqortooyada Sacuudiga,ayaa dib u dhigtay Shirkaas Waddamada Badda Cas ee qorshaysnaa.

Jibril Qoobey.