Xaalka Itoobiya oo dareen khatartiisa wata ka muuqdo

Dib udhigista kulankii Maanta ka furmi lahaa Koonfur Afrika ee dhexmari lahaa Tplf iyo Dowlada Abiy,waxuu abuuray dareen kale.

Sidoo kale kulanka Madaxweynaha Kenya iyo Ergayga Maraykanka ee Geeska Afrika,isaguna dareen kale,ayuu leeyahay.

Fashilinta Shirkii Xisbiga PP ee Abiy uu Maanta Jig-,jiga ku qabsan lahaa si uu dibugu doorto Golayaashiisa la xaaraantimeeyay waa dareen kale.

Gabadha kasoo jeeda Amxaarada xagjiriinta ah ee Gudiga Doorashada kusoo dheeraynteeda Abiy waa dareen kale.

Xaalka Itoobiya waa wada dareen..!!