Garowe:-Xukun kagu riday Ninkii ku Eedaysnaa Geed-quwaaxa iyo Wasiir Jowle oo waxba lagu waayay

Maxkamada Gobolka Nugaal ee Puntland,ayaa go’aan ka gaartay Dacwadii Geed Quwaaxa.

Liibaan Cali Yare oo ku Eedaysnaa ka Ganscsiga Geed Quwaaxa mudana uxirnaa,ayaa Laba Sano Xabsi ah sy ku xukuntay Maxkamadu.

Sidoo kale Wasiir Jowle oo markii horeba si khaldan loo geliyay Dacwadan,ayay sii daysay oo beri yeeshay Maxkamadu,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka