Diyaargarowgii ugu danbeeyay Ee xarig jarka Dekeda Garacad oo soo Afmeermay

10-Diyaaradood ku dhawaad,ayaa ka degaya Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garacad.

Sadex Diyaaradood oo ka imaanaya Xamar.

Mid ka imaanaysa Kenya.

Sadex Diyaayaradood ka imaanaya Garowe.

Laba Diyaaradood ka imaanaya Gaalkacyo.

Waxaa Marti sharafta ka mid ah Safiirada iyo Wakiilada Beesha Caalamka xubnaha ka jooga Somaliya.

Waxaana ku jira Marti Sharafta imaanaysa Safiirka Turkiga iyo Shirkada gacanta ku haysa dhismaha Dekada.

Hadafku waa in ay Beesha Caalamku aragto Ganacsato Somaliyed oo ku dhiiratay Maalgashi.

Amniga si weyn,ayaa loo adkeeyay waxaana Dekada lagu galayaa Kaarka Aqoonsiga.

Shaqo wanaagsan ayay qabatay Madaxtooyada Puntland.24-kii saac ee udanbeeyay.

Jibril Qoobey.