Video:-Carmo oo si weyn looga taageeray Dimuqraadiyaynta

Bulshada Deegaanada Degmada Carmo ee Gobolka Bari,ayaa soo dhaweyn aad usaraysa u muujiyay shaqada Guddiga, qiimaynta goobaha Diiwaangalinta, Seejooyinka codbixinta iyo guud ahaan Doorashooyinka Qof iyo Codka ah ee Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka