Yaa ku bixi doona Mooshinka dhex wareegaya Baarlamaanka Fadaraalka?

Baarlamaanka Somaliya,ayaa laga baqayaa in ay Mooshin keenaan kaas oo Labada Gudoon mid ku bixi doono Sacdiyo ama Aadan Madoobe.

Waxaa jira Xildhibaano badan oo mucaarad ku ah Xukuumada Xamse iyo kuwa mucaarad ku ah Sacdiyo Salaad iyo kuwa Xasan Shiikh iyo Aadan Madoobe mucaarad ku ah.

Kutlado siman oo kala ujeedo ah,ayaa ka dhex dilaacay Baarlamanka gudihiisa.

Mooshinkan socda Sacdiyo ama Aadan Madoobe mid,ayaa ku baxaya.

Wax kasta in ay is badalaan oo dhanka Xamse loo weeciyo oo laysku furto Xukuumadana mooshin laga keeno iyana waa macquul.

Khilaaf ku yimaada Baarlamaanka,ayaa dhaawici kara rajada dagaalka khawaarijta dibna udhigi doona shaqada Dowlada Somaliya.

Jibril Qoobey.