Video:-Madaxweynaha Somaliya oo waraysi xiiso leh siiyay Aljazeera Posted By: Idil News Staff December 17, 2022 “Diyaaradaha Drones-ka ah waxyeelada ay ugaystaan Shacabka,waxaa ka badan khasaaraha ay gaarsiiyaan argagixisada,taas aan sheegno”Ayuu ku yiri Waraysigiisa xiiso leh Madaxweyne Xasan Shiikh. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook