Hadalka Gudoomiyihii hore Ee Baarlamaanka oo dareen dhaliyay

Gudoomiye Mursal hadalkiisu,waxuu dhaliysy tuhun iyo dareen ah in uu jiray xiriir toos ah oo uu lalahaa Alshabaab.

Darawalka uu sheegayo uu yahay in uu ahaa isku xirihii ,haatana isberi yeelayo ayay Dad badan ku doodayaan.

Dowladii Fahad Yaasiin ka ahaa Mulkiilaha,waxay wada shaqayn iyo xiriir buuxa la lahayd Argagixisada,sida ay xaqiijiyeen Ilo lagu kalsoonaan karo.

Hadalka Gudoomiye Mursal in uu dul istaag iyo baaris mudan yahay,ayay qabaan haldoor badan oo Somaliyed.

Jibril Qoobey.