Video:-Puntland waxay u ahayd Maanta Maalin qiimo badan

Puntland Maanta waxay uhayd maalin weyn oo ay si degan ugu bilaabatay diiwaangelinta Cod bixiyayaasha.

Wajiga koobaad ee diiwaangelinta oo ka qabsoomaysa Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu,ayaa si guul ah ku bilaabatay.

Waxay utahay Bulshada Puntland Maalin ay horay ugu dhaqaaqeen guulahooda Dowladnimo.

Halkan ka daawo muuqaalka