Video:-Gobolka Karkaar oo ay ka bilaabatay Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha

Waxaa caawa si rasmi ah degmada Waaciye uga bilaabmay diiwaan-gelinta cod bixiyayaasha Puntland ee Gobolka Karkaar, kaas oo guud ahaan gobolada Puntland ka bilaabmay 5 bishaaan January.

Halkan ka daawo muuqaalka 1-aad

Hawl-wadeenada ka shaqayn doona Seejooyinka Gobolka Karkaar,ayaa si rasmi ah Shaqadoodii u bilaabay Caawa, iyagoo ka tegi doonaa Degmooyinka iyo Deegaanada hoosyimaada ee Seejooyinka loo calaamadiyay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka 2-Aad