Xiliga ay bilaabanayso diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Gobollada Sanaag,Haylaan iyo Nugaal oo la shaaciyay

Shaacinta Xilliga Wejiga 2-aad ee Diiwaangelinta”.

Guddiga,ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabanayso Wajiga 2-aad ee diiwaangelinta Gobalada Sanaag,Haylaan iyo Nugaal.

Warsaxaafadeedka Guddiga Halkan ka akhriso:-