Weeraro argagixiso oo ka dhaca Tansaaniya,ayaa laga digay

Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Dar-es Salaam,ayaa ka digtay suurtagalnimada weerarro argagixiso oo ka dhaca Tanzania, iyadoo uga digtay muwaadiniinta Mareykanka ah inay ka fogaadaan meelaha ay dadku iskugu yimaadaan sida maqaayadaha, suuqyada iyo goobaha dalxiiska.

“Kooxaha argagixisadu waxay digniin la’aan weerar la beegsan karaan Hotellada,Safaaradaha, maqaayadaha, suuqyada, saldhigyada Booliska, Masaajidda iyo meelaha kale ee ay tagaan dadka reer galbeedka ah”Ayaa lagu yiri digniinta kasoo baxday safaarada Mareykanka.

Halkan ka akhriso:-