Video:-Miisaaniyada Puntland oo la filayo Sanadkan in ay kororto

Koror ku yimaada miisaaniyada Puntland,ayaa larajaynayaa Sanadkan in uu ka bato 400-Milyan oo dolar.

Kadib markii Garoomada diyaaradaha Bosaso,Garowe iyo Dekadaha Garacad iyo Bosaso ay noqdeen kuwo aad umashquulsan.

5-ta Sano ee soo socota waxaa larajaynayaa in Miisaaniyada PL ay noqoto 1-Bilyan oo dolar.

Kor ukaca Ganacsiga Puntland,waxaa loo sababaynaa Maalgashiga sareeya ee Qurbo joogta.

Dhaqaalle yahanadu waxay ka bixinayaan saadaal wanaagsan kobaca dhaqaalaha Puntland 10-ka Sano ee socda.

Jibril Qoobey.