BBC-da oo badashay khariiradii ay u aqoonsanayd Dhulka Somaliland

BBC-du waxay wax ka badashay Khariiradii hore ee ay u isticmaali jirtay marka ay tilmaamayso Dhulka maamulka Somaliland ka taliyo.

Haatan Sool iyo Sanaag ayay si buuxda ugu dartay Dhulka qaybta ka ah Dowlada Fadaraalka.

BBC-da,ayaa ah Shirkad Warbaahin oo ay leedahay Dowlada Ingiriiska oo ah musdanbeedka tixraaca u ah dooda gooni goosadka maamulka Hargaysa.

Khariirada,ayaa saamayn ku yeelan doonta Deeqaha caalamka iyo jaangoynta Siyaasada.

Waa talaabo guul u ah Midnimada Somaliya,gaar ahaan Dadka reer Sool iyo Sanaag.

Maamulka Muuse Biixi waxay ku tahay dharbaaxo Siyaasadeed oo atsan kasoo kaban doonin.

 

Jibril Qoobey.