Markab-ka Tritex Glory ayaa Safarkiisii ugu horeeyey Xamuul Kunteenaro ah keenay Dekada Garacad.
Maamulka Shirkada Wadaagsan ayaa sheegay in Markab-ka Tritex Glory Uu bilkasta 2 ama 3 jeer Imaan doono dekada Garacad.

default

default

default

default

default

default