Socdaal kale oo Lacag raadis ah,ayuu Xasan ubaxay

Tasci,Caleema saar iyo Deeq raadin Shaqo kale oo dibada ah dalka faa’ido u ah odaygu ma wuusan hayn?

Ilaa hada Hal Safar oo macno uleh Dalka iyo Dadka kuma jiraan Kunka socdaal ee uu galay.

Heshiisyo Garoomo,Dekado,Wadooyin iyo dan guud safar ah waligiis Xasan uma bixin,waxa uu raadiyo waa Lacag Cadaan ah.

Su’aasha iswaydiinta mudan waxay tahay Ra’isalwasaaraha iyo Wasiiradu maxay utaagan yihiin?

Jibril Qoobey.