Madaxweynaha iyo ku xigeenka PL oo kulan la qaatay Wakiilada hay’adaha QM

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor , ayaa kulan la qaatay Madaxda iyo Wakiillada Hay’adaha Qaramada Midoobey ee ka howlgala Puntland.

Af-hayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland,Jaamac Dabaraani,ayaa faahfaahiyey.

 

Halkan ka daawo muuqaalka