Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Salaad Cabdulqaadir Khaliif Biine oo 21-jir ahaa,ayaa caawa lagu dilay Magaalada Århus Denmark. Dilkiisa waxaa ka danbeeyay kooxo Gaangiistara ah sida la ii xaqiijiyay. Rabi ha unaxariisto janadiina haka waraabiyo. Jibril Qoobey.