Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Garoonka diyaaradaha magaalada Addis Ababa,waxaa ka dhoofay diblomaansiyiinta dowladaha reer galbeedka ee ka howl galayay dalka Itoobiya, kuwaas oo lagu amray in ay isaga baxaan dalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.facebook.com/103127751660696/posts/299012248738911/