Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nigeria:-Boko Haram oo weerar gaadmo ah ku dilay in ka badan 40 Qof
    SONY DSC
    Somalia

    Nigeria:-Boko Haram oo weerar gaadmo ah ku dilay in ka badan 40 Qof

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 28, 2017Updated:July 28, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka ka imaanaya dalka Nigeria ayaa sheegaya in ugu yaraan 40 qof ay ku dhinteen weerar gaadmo ah oo dhexmaray ciidanada militariga dalkaasi iyo kooxaha Argigixisada ee Boko Haram Gelinkii dambe ee Khamiistii.

    ย Afhayeen u hadlay Jaamacadda MaidGuri ee Waqooyiga Nigeria ayaa sheegey in uu arkay dhimashada ilaa 5 qof oo kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya wax soo saarka Saliida.

    Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa isugu jira dhinacyadii dagaalamay ayadoo ay u badan yihiin dad shacab ah oo ku sugnaa magaaladaMaidGuuri oo ah halka uu weerarkaasi ka dhacay, Dowladda Nigeria ayaa sheegtey in laga guuleystay Koxda Boko Haram.

    Ciidamada Militariga dalka Nigeria ayaa wada howlgalo ballaaran oo la doonayo in koxda Bokoo Haram looga soo furto dad badan oo shacab ah oo ay afduub ahaan u ahystaan

    Ilaa 20,000 kun oo qof ayaa ku dhimatay kumanaan kalena guriyohooda ayay ka barakeceen, tan iyo markii maleeshiyada Boko Haram ay weerarada ka bilaabeen dalkasi 2009, halka kuwo kalena la afduubtay.

    Militariga Nigeria ayaa ku guuleystay in ay maleeshiyada Boko Haram ay ka soo furtaan dad aad u farabadan oo ay ka qafaasheen meelo badan oo ay ku dagaalameen iyaga iyo ciidamada Dowladda, waxaana kamid ah boqolaal Gabdho oo arday ahaa kuwaasi oo laga afduubtay magaalada lagu magacaabo Chibok.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    October 19, 2025

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    October 19, 2025

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    October 18, 2025
    Latest Posts

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Xuutiyiinta Yemen oo weeraray Markab ku wajahan Dekeda Jabuti

    Maxay kala yihiin kaydadka dabiiciga ah Ee PL ka samayn karto dhaqaale xoog badan?

    Maxay ahaayeen Qodobadii looga wada hadlay kulankii Itoobiya iyo SL?

    Maraykanka oo udiiday Ukrain Gantaalada Tomahawk

    Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday

    ๐€๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ฉ-๐ž๐ฑ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐›๐š๐ง ๐ก๐ž๐ฅ๐ฉ๐ฌ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฐ๐ข๐ง $๐Ÿ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐ฌ๐š๐ฅ๐ž๐ฌ

    Faallo:-Fudaydka Siyaasada dibada Ee Xasan iyo saamaynta loolanka quwadaha caalamka

    Sidee PL uga faa’idaysan kartaa Kalluunka ay hodanka ku tahay?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.