Raβiisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ay ka wada hadleen dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku ka fuliyo Soomaaliya iyo kuwa qorsheysan.
Raβiisul Waaaaraha ayaa uga mahadceliyay Bangiga Adduunka taageeradiisa hayβadaha dowladda iyo horumarinta midaamka maaliyadeed ee dalka.
 
									 
					