Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Garoowe: 15 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo.