Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Goob caafimaad oo la baneeyey ma jiraan,balse waxaa la sheegayaa in Ciidamo ay u gudbeen dhinaca Madaxtooyada. Sidoo kale Hotel Gacayte iyo Xaafada Ridwaan,ayaa ka mid ah Goobaha Dadku ay ka guureen. la soco wararka ugu danbeeya..